• Slide1
  • Slide2

    Multicultural HIV and Hepatitis Service

  • Slide3
    Multicultural HIV and Hepatitis Service
  • Slide4
    Multicultural HIV and Hepatitis Service
  • Slide5
    Multicultural HIV and Hepatitis Service

Bulshada

Community

Baro wax badan oo ku saabsan shaqada iskaashigeena ee bulshooyinka ay saameysay si ay uga caawiso iyaga wax ka qabadka HIV iyo fayruska cagaarshowga.

Waxaan ka qeybgalinaa bulshooyinka qaabab kala duwan ee ixtiraamto dhaqanka iyo qiyamyada bulsho walbo.

Shaqaalaha Daryeelka Caafimaadka

Health Care Workers

Hel warbixinta luuqadaha badan iyo illaha sare u qaadida caafimaadka si ay u taageerto shaqadaada ee dadka ka imaaday taariiqaha muhaajirka iyo qaxootiga.

Waan kula shaqeyn karnaa si loo hormariyo adeegyadaada ee bulshooyinka dhaqamada kala duwan.

Warbaahinta

Media

Fiiri barnaamijyadeena warbaahinta hadeer oo hel warbixinta illaha, taariiqaha, tirikoobyada iyo wargelinta tilmaamaha joornaaliistayaasha.

Helida jaraa’idyadeena Diversity News iyo iska diiwaangelinta inaad ka warqabtid dhammaan aqbaaraha MHAHS.

Latest News

View All News